Mareykanka oo Shaaciyay waxa ay sameenayaan haddii Ruushku uu weerar Nukliyeer ah ku qaado Ukraine

Dowladda Ruushka ayaa laga cabsi qabaa in dagaalka ay kula jirto ciidamada dalka Ukraine u adeegsato hubka nukliyeerka, kaddib guuldarooyin waa weyn oo ay kala kulmeen duullaanka ay dalkaasi ku qaadeen. Mareykanka ayaana si weyn ugu digay dowladda Ruushka adeegsiga hubka nukliyeerka, Mareykanka ayaana cadeeyay in Ruushka cawaaqib xumo kala kulmayo, haddii uu hubka nukliyeerka … Continue reading Mareykanka oo Shaaciyay waxa ay sameenayaan haddii Ruushku uu weerar Nukliyeer ah ku qaado Ukraine